SWSO and the Ministry of Public Works, Reconstruction, and Housing of the Jubaland State have signed a memorandum of understanding…
Hey’ada SWSO iyo Wasaarada Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeynta Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah…