Hey’ada SWSO ayaa soo qabanqaabisay Kulan u doodista iyo aqoon iswey-daarsi ah kaa oo ay ka soo qeebgaleen sharci dejiyayaasha jubaland Guddiga Latalinta Booliska oo loo yaqaano PAC.

Kulankaan ayaa intuu socday waxaa lagu soo bandhigay muuqaalo iyo warbixino ay soo diyaariyeen Guddiga waxaana dhankooda jawaabaha uga aadanaa ka bixiyey Masuuliyiintii ka soo qeebgalay.

Guddigaan ayaa waxaa dhistay oo tababaro ku aadan u qareemida Maxaabiista bartay hey’ada SWSO oo kaashaneysa hey’ada SAFER WORLD.

Kulanka ayaa waxaa uu ka dhacay hotel Agan ee Degmada Kismayo

SWSO

By SWSO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *